Madaxweyne Gaas oo kulan gaar ah la qaatay Andreasvon Vexkull (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii danbeĀ  qasriga madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Danjiraha Dalka Sweden u fadhiya Soomaaliya Ambassador AndreasVon Vexkull. Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa kulanka ku wehelinayey Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah, Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Wasiiradda Wasaaradda Haweenka iyo Saraakiil katirsan madaxtooyada Puntland. Kulankan uu Madaxweynaha Puntland … Continue reading Madaxweyne Gaas oo kulan gaar ah la qaatay Andreasvon Vexkull (Daawo Sawirada)